Adeegyadu waa bilaash!
Iyadoo aan loo eegin:
Caruur badan ayaa bilaaba inay dhahaan "mama" ilaa marka ay 12 bilood jiraan. Waxa laga yaabaa in ilmahaagu bilaabo inuu yiraahdo sida "mamama"dadada", "mamama" iyo "bababa" agagaarka 9 bilood jir. Marka ilmahaagu sameeyo dhawaaqyadan, u jawaab. Waxaad ka daba dhihi kartaa dhawaaqyada oo aad sidoo kale u odhan kartaa ereyga si cad, sida "Mamama, waa waa Mama ("Hooyo")."
Haddii aad qabto walaac ku saabsany korriinka ilmaha oo aad u malaynayso in ilmuhu u baahan karo caawinaad dheeraad ah si uu wax u barto una koro, ha ka shakinin in aad ilmahaas soo gudbiso.
Qoyska waxa la xiriiri doona degmada dugseedka degaanka si ay u diyaariyaan baaris ama qiimayn si loo go'aamiyo in ilmahoodu u qalmo wax u qabashada dhallaanka iyo ilmahasocod-baradka ah ama adeegyada Preschool Special Education (Waxbarashada Gaarka ah ee Iskuulka Kahor).
Adeegyadu waa bilaash!
Iyadoo aan loo eegin:
